Тёмный

FANANIN CAANA. AYAA HOOYO SOMALIYED RIKATO KU HAYA. LACAG AYEYNA UGA QADAN JIREN. 

Hamda Home Decor
Подписаться 108 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@munafaisal6775
@munafaisal6775 Месяц назад
lets focus on important matters! 🇵🇸 #AllEyesOnGaza
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Manshalah hooyo mcn ilahow u naxariso janadi hoy uga dhig amiin yaa rabi rabi😢😢
@raxmoaxmed4966
@raxmoaxmed4966 Месяц назад
Masha Allah mahadsanid habo, waxan isu arka markan mirayada horteda istago inan ahay qofka kaliya adunka ugu fiican uguna qurux badan. Waxana ahay libaxyada adunka hooyadod.
@raxmoaxmed4966
@raxmoaxmed4966 Месяц назад
Kuwa waxka shegaya hooyoyinka ilmaha xanunsan haysta wa kuwo anan lahayn damiirka lagu ogado ineysan hoyadan som iibsanin xanunka ilmaheda haya ee aytahay awoda Alle.
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 Месяц назад
I lost my mother recently 😢😢 I'm deeply sorry to hear about your loss. Losing a parent is incredibly tough, and it's okay to feel overwhelmed with emotions.❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AliMam-fi6vb
@AliMam-fi6vb Месяц назад
You’re right Xamdiyey ilahow hooyaday unaxaris iyo hooyoyinka soomaliyed ❤❤
@AyaanQaali-os6gq
@AyaanQaali-os6gq Месяц назад
Xamdi waa runteed wlhi waa gabadh caqli badan inago libaaxya ahbaan yaanyuur camal noqonay hablow naftiidana markasta karaameeya o waxkasto dhibaya ka dheerada
@fardousaabdi1938
@fardousaabdi1938 Месяц назад
Sax Walaashay ayada ayaa qaldan oo qiiimaheeda garan tan labad wuu u sheegay haday wax fahmee oo naag ayaan qabaa mana rabo buuq micnaheed
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 Месяц назад
Aslanba see qof islamed lacag an soshaqeyay usina 😮man sadaqeeysto 😊
@SamiraIge-rp5fn
@SamiraIge-rp5fn 25 дней назад
So true walahi walaal 😢😢😢
@ANHARITA
@ANHARITA Месяц назад
masha Allah Mcney 😊😢❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Месяц назад
Bisad isku aragataaa ayaa ku qoslay😅hhh funny tahay
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 Месяц назад
Walahi kun aan leeyahay inuu nin cunaynin ilmahayga iyo naftayda iyo waalidkeyga u noolahay illaahay caqliga nagama qaado
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 Месяц назад
Thank walolo❤❤❤❤❤❤
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli Месяц назад
Horaa loo dhhy xoolo dumar waraaba ka qeyliyey wey jiraan dumar badan oo raga lacag ka gurtay lkn raga wxey na dheeryihiin wxey na siiyan hadaan kala harno badankood kama hadlaan sida dumarka social media u keenan markeey siineysay yaa ku qasbaayey walaashey hadeyba ku daldashay oo isfahmi wayeen meey isaga harto bahdil buuba ugusii daray 😢😢😢 qalbigeeda allaha uga reebo jabkaasna ineey wax ka barato ayaan u rajeynaa i.a
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Месяц назад
Hamdi naag nool Masha Allah
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 Месяц назад
maasha Allah.isqimee oo kor isku qaad markaas ayaa bulshada ku qiimeyneeysaa.
@SamiraIge-rp5fn
@SamiraIge-rp5fn 25 дней назад
Walaal walahi so true 🥲🥲🥲🥲
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 Месяц назад
Your right abayo sorry all somaali mothers ❤❤❤
@sobofa7062
@sobofa7062 Месяц назад
Way habaaran yihiin walahi kalsoonida ayaa kuyaar
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Месяц назад
Ayadaa khaldan gabadhaan lacagta ay nin u diraysay ilmeheeda may vacation uugu kaxayso tan kale wuuba u sheegay inuuu reer leeyahay
@maryanmohamed7648
@maryanmohamed7648 Месяц назад
Masha Allah xamdi wajigada waso quruxbadandey nalso wadag kaniniga maku cawey?
@sheymayuu6676
@sheymayuu6676 Месяц назад
Mahadsanid Xamdi Qurux mowduuc muhiim ka hadashay. Lkn codsii team yaanyuraha xananeesto anigo afkooda ku hadlaayo xayawaanka Yaanyuurta waa jaceel miiran oo la xanaaneesto adigane tusalaha usoo qaadaneeso wee na xanuunjineesa maxa xal ah saxibeey😂😂😂
@user-oj4ti3lf3i
@user-oj4ti3lf3i Месяц назад
Malmahan wan mashquly hada xanta iga daba geey xamday 😂🎉❤
@najmaAbdi-fr9fz
@najmaAbdi-fr9fz Месяц назад
Wlh waa ayaan daro xamdiyey😢
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 Месяц назад
Yab hawenka soomaliyed hada kadib ha tashadan yan lagu meelgaarin
@Ennitex
@Ennitex Месяц назад
Saxiix ❤❤❤💞💞🫶🏽
@MuwahipMaxamed-gb5cl
@MuwahipMaxamed-gb5cl Месяц назад
Hamdi codey😂
@user-yv7vr7ko8i
@user-yv7vr7ko8i Месяц назад
Sax❤❤
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb Месяц назад
Sorry Abayo mcn walhy waa xanuun 🥲
@yurubyusuf3226
@yurubyusuf3226 Месяц назад
Sorry abaayo
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j Месяц назад
Naatan waaj walantay naag satax cunug haysatay maxaa nin ugeeya😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-oj4ti3lf3i
@user-oj4ti3lf3i Месяц назад
Runtad ka hadashay xamday walhi dantena ma naqaan dhiiri galin Ayan ubahanhy ilma xanusan wan hyn jiry 9 sano wuu iga saqiray alx😢
@AhmedJigga
@AhmedJigga Месяц назад
Yo Whizbi we have your back but you must apologize to that young lady because Apologizing for mistakes strengthens your personality and fosters trust. So, if you took her money and hurt her feeling after that, please don’t hesitate to say sorry. But, if words are your enemy, we the people will apologize on your behalf, period..! Dear Halimo, Baby girl, ..I’m sorry I ignored you each time you reached out to me. I’m sorry I shut myself off from you. I’m sorry I took the easy way out instead of facing the problem and talking it out with you. I realize my mistake, and I regret being so difficult for you to deal with. I admit I acted like a coward, but I did so to protect you from more emotional damage, baby girl, please realize from now on I am not part of your problems. Please give me a chance to be out of your mind. Thanking You. Yours, Whizbi
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Месяц назад
Asc xamda
@saharoali8163
@saharoali8163 Месяц назад
Istess nin jeceel qabaan dumarka somaLiyed waaba la xayuubiyay maxaa waalay nin la aan eysan unolaanin karin
@Hooyo259
@Hooyo259 Месяц назад
😂😂😂 adaaa doqon ah saan isku leeyahay kuwa iga sii doqonsan baa and arkaaaa hhhhhh
@Shukricabdimajid
@Shukricabdimajid Месяц назад
😂😂😂😂😂
@zeinabibrahim2336
@zeinabibrahim2336 Месяц назад
😅😅😅
@83587
@83587 Месяц назад
Dumarku ayaa is xaqira oo awoodooda waa laga qariyey oo wexey aaminen in ay run tahay waxa ay nimanku ku caayan
@Zalmougaas
@Zalmougaas Месяц назад
xaas baan leyahay buu ku idhi ayaduna gu leh wa caadi waan ku so socdaa😂😂 Naagtu ayaad indho adag 😂
@foos4126
@foos4126 Месяц назад
xamdi nimankaan xarifiin waaye xiriir kula sameynayaan markad soo dhaweyso wuxuu bilaabayaah telfonkii baa tuugo iga dhacdey macan abootadey baa lug ka jabtey meeel wax iga xeran yihiin ideymi waku soo celinaa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Месяц назад
Kakakakakakakakakkaa Alaa hogay
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 Месяц назад
Waa runta hooyada waa libaaxad lakiin mirayada wa iney jibiso❤
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Месяц назад
Walee beentaa maaha dumarka soomaaliyeed ma u malaynayo dumar la kartid ah inay jiraan waa dumarka wax walba oo soo wajaha u dhabar adaygta ayadoon cidna u sheegaynan dhibkeeda oo caloosha iyo dhexda xirata
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Месяц назад
Runta kugu jeclahay baayo anoo ku aqoon.
Далее
. CONTROLKA NAFTADA SIDE U HEYN KARTA . (DHIRIGALIN)
14:01
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Просмотров 24 тыс.
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
DOOD WADAAG MAXAA GUURKI QAALIYEEYE
26:19
Просмотров 82 тыс.
SHAQADA GURIGA MAXAA FUDUDEYA?
11:40
Просмотров 20 тыс.