Тёмный

WAN DAALAY WAXBA KAMA QABSDO GURIGA SABAB ❤️ 

Ruumi Channel
Подписаться 79 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

#share #like #asxabta #subscribe #nagarsiya #20k #ruumikitchen

Опубликовано:

 

26 окт 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 86   
@luulmohamud
@luulmohamud 2 года назад
Yes wlshey Maasha Allah good advice 👍
@anabfarah1178
@anabfarah1178 2 года назад
اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن والعجز والكسل والجنب ودلعة الدين وغلبت الرجال 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Shukran xabibiti
@sacdiyoaxmad6968
@sacdiyoaxmad6968 2 года назад
@@ruumichannel kusoco
@uniquehooyo
@uniquehooyo 2 года назад
MashaAllah runtaa kugu jecelahay sidaa u sheegtay khair ilaah ha ku siiyo Xabiibti JzkaAllah
@zamzamxuseen1288
@zamzamxuseen1288 2 года назад
Masha allah shukran mcnto
@hooyocooking
@hooyocooking 2 года назад
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti guuleyso
@halimoomar2551
@halimoomar2551 2 года назад
Masha Allah xabibty jazakalaah qeyr ❤️ wad no faideysay
@khaalidcabdilaahi9792
@khaalidcabdilaahi9792 2 года назад
Mansha allah rumi cadey alle ha ku xafido qali
@hamzadeen6196
@hamzadeen6196 2 года назад
Masha Allah my lovely sister
@zuzuali1507
@zuzuali1507 2 года назад
Masha Allah jasaakalah khayr wallo ruumiy jadwal ka soo hadal insha allah
@hamzadeen6196
@hamzadeen6196 2 года назад
Keep going my lovely sister
@ladancaday2092
@ladancaday2092 Год назад
Maashaaallaah jasaaka llaahu khayraa ruumi
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 2 года назад
Masha allah abayo ❤️
@ayaansaid3401
@ayaansaid3401 2 года назад
Mahadsanid abaayo
@ifraahabdallaabdalla1979
@ifraahabdallaabdalla1979 2 года назад
Mashaaa allah wll jazakalah 🥰😍😍😍💗
@CookingwithZuli
@CookingwithZuli 2 года назад
Wcs been masheegen saax thanks qali dumarey 🙏
@user-mb7zt9en2v
@user-mb7zt9en2v Год назад
Jazakallahuqeyr
@zahrahusen1621
@zahrahusen1621 2 года назад
masha aallaah abayo jizakalaah kheer
@fadumofarah6758
@fadumofarah6758 2 года назад
Masha allah
@kifaayoali5164
@kifaayoali5164 2 года назад
Mashaa allah
@ayaancumar4476
@ayaancumar4476 2 года назад
Mshlh ale haku barakeyo wll
@xafsomaxamed5357
@xafsomaxamed5357 2 года назад
Alle haku xifdiyo wllshy💋💋
@ashafarah5751
@ashafarah5751 2 года назад
mash allah abyo
@fadumosamra4127
@fadumosamra4127 2 года назад
maasha Allah guulayso qaali Ruumi 🤣😂❤❤👍👍✋
@nacnaccadow1240
@nacnaccadow1240 2 года назад
abaayo ruumi sidada u qurux badnow masha alh horey usoco
@amranabdilahi6170
@amranabdilahi6170 2 года назад
Thanks wel sis maansha Allah Arin fiican ka hadshey abaayo socdka Aad ayu Utah mihiim wuxuun dhima miisaan in debed Loo baxo qaali xayaaklaah Aad baan kuu daawda Allah Hanoi kaa xifidiyo walaashey qaali jazklaah kheyran WA jaza
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Shukran xabibiti
@amnahaji1769
@amnahaji1769 2 года назад
❤👍masha Allah Abaayo
@qamarroble9135
@qamarroble9135 2 года назад
Hooyinka heesta ilmaha badan waxaan dhihi laha ,familka dhan Waa inay wada shaqeyan.
@OpulentMotivate
@OpulentMotivate 2 года назад
Guuleeso abaayo
@abdilahifuad636
@abdilahifuad636 2 года назад
Waad mahadsanty wllshay aadbaan kaaga faaiiday waxan ahay hooyo soomaaliyeed wlhi markan caajiso waan ku dhagaystaa alle haku sharfo
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Shukran xabibiti
@haawomohamed8591
@haawomohamed8591 Год назад
Ani maanta oodhan waan tagany caajiskna mar mar baan dareema
@nasrahawa6059
@nasrahawa6059 2 года назад
Asc abaayo run waan kuu jeclahay
@canabcanab8323
@canabcanab8323 Год назад
Mashalaha Wllo
@najmafaysal4522
@najmafaysal4522 2 года назад
Maanshalaah
@IfrahMahamed-me1sk
@IfrahMahamed-me1sk 4 месяца назад
Masha.aĺl
@rumaanaadan4547
@rumaanaadan4547 2 года назад
Asc abaayo qaali kaso hadal hooyo ilmooley ah oo walac ah sidee nafteeda udaryeeli hawsheedana u qabsan lahayd
@NasroIbraahim-gd9cj
@NasroIbraahim-gd9cj 2 месяца назад
❤❤❤
@sihaammmuxudiin
@sihaammmuxudiin 2 года назад
Waaaaw
@simanqaali6342
@simanqaali6342 2 года назад
Hade fataminada Nala so wadaag abaayo ajara naga helesa wallhi
@shukruabdi9946
@shukruabdi9946 2 года назад
adaa mudan xabibti
@MunaKitchen
@MunaKitchen 2 года назад
Mashallah saxa waye hosha in leskukeno maficano
@dhemaniitaofficial8563
@dhemaniitaofficial8563 2 года назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@amiisha8541
@amiisha8541 2 года назад
Guriga wa cuduur wlh
@هنادي-12
@هنادي-12 2 года назад
Masha Allah waa runta laba maalin is ku xigto hadadan shaqada guriga qaban in ama an bananka ubixin cajiska adunka iqabanayo tan kale waxa cajiska keeno social media manta dhan ku dhex jirtid siba fecebook iyo ku wa kale tan kale subaxi hadey carurta ka so hortosan malintas wa cajiska adunka biyo badan an lacabin vatamin la an shukran sister ❤️❤️❤️❤️❤️
@hodanabdi2508
@hodanabdi2508 2 года назад
Subxanalh abyo walh ani iyo adi waxbaan isku fikrad nahnay ani calmadas waan arkay ilamaha haday iga soo horkacan xaldeyda lagama sheegeyn karo iyo in aysalada iga cadaaato waxaan jeclahy inaa waqti kaligey iska qaato aanba jeclahy subixii kaligey intey ilmaha soo kicin
@هنادي-12
@هنادي-12 2 года назад
@@hodanabdi2508 abayo subaxi hadad kaso kacdo salada tukato quran aqrisato oo adiga wax cunto markas Ilmaha woxoda udiyariso malintas wa malin ad u wanagsan no caajis walibo biyo badan cabto sow ma ahan
@hodanabdi2508
@hodanabdi2508 2 года назад
@@هنادي-12 waad mahadsantahy haaa abyo waan sameya hadanba sameyn maba iijirto marka ilaahey nolosha hanoo fududeyo
@هنادي-12
@هنادي-12 2 года назад
@@hodanabdi2508 aamin abayo Allaha nawada xifdiyo wixi shar ah Allaha naga qabto dhamantena 🤲🤲🤲
@HafsaHworld
@HafsaHworld 2 года назад
Wa ku mahad santahay sida hoyoyinka u dhiro galiso guleyso
@ruuncali91
@ruuncali91 2 года назад
M. A quruxey xijabkaada aad ban oga helay alle haku xafido
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Thanks xabibti
@shushuubintinuurshukriya3344
@shushuubintinuurshukriya3344 2 года назад
Wlhi abaayo waxaa itahay dhiiri galinteyda
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Xabibiti 😘
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 года назад
Waa markii iigu kaa horaysay walaal waanan dhowahay ,waad kumahadsan tahy taladaada.
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
So dhawaw xabibiti
@user-uj3zw4bj2y
@user-uj3zw4bj2y 2 года назад
It's really sis where are you living
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Holanda
@ayaandhoolmaxamudayaan1437
@ayaandhoolmaxamudayaan1437 2 года назад
m.a
@faadumomaxamed9425
@faadumomaxamed9425 2 года назад
Walhi aniga iga shekeynaysa maanta Nairobi ayaan deganhy gabar shaqaalo kaynyan ah ii joogta banan ma aadi wax walba guriga laygu kena carurta wax barashada waa loo. Kaxeyaa malinta axada ookale shaqalada ay maqan tahay xoogaa shaqo yar hadan qabto kor xanuun daal jirka meel walba waa kadamqanaya
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Shaqalaha iska yaree weki 4malin 3 malina shaqeyso qaali
@nasrohusseinbare8499
@nasrohusseinbare8499 2 года назад
Abayo jadwalka kasoo hadal mcntoo
@farahhersi648
@farahhersi648 2 года назад
Depression
@zainabahmed3656
@zainabahmed3656 2 года назад
Masha Allah
@khadradhool9909
@khadradhool9909 2 года назад
Xbbti aniga ii hystey xagee kala soo xidhiidha
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Ruun09 snapka
@AbudiAbudiiikllnnk
@AbudiAbudiiikllnnk 2 года назад
Masha allah🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤💋💋
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 2 года назад
Mashaa Allah walaal
@maryanxaajixuseen1046
@maryanxaajixuseen1046 2 года назад
Abayo aniga caruurteyda hadii aan ka daba warego wadno xanuun i dilayo hami hool wuu igu jiraa tabar awey hee
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Abayo. Tasbiixda badso wax waweyn BA iska ka badalayo in sha Allah vitamine jirkagaga fiiri
@maryanxaajixuseen1046
@maryanxaajixuseen1046 2 года назад
@@ruumichannel hye abayo in sha alah wlh waa caruur isku nuug ah gacan ku heyn rabaan ilhy ha iga qaado cajiska tasbiixda badsanaa
@sacdiyoabdi916
@sacdiyoabdi916 2 года назад
Ruumi kitchen abyo alle haku barakeeyo dhiirigeliye run ah Aya tahy noolaw
@makoislaw
@makoislaw 2 года назад
Haa heey waa talo qurux badan wax hala maqlo
@aasiyocabdi9322
@aasiyocabdi9322 2 года назад
ar anaa saas eh hada walaley soomaaliya jogaa
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Socda badi biyo nadif ahan cab
@anabfarah1178
@anabfarah1178 2 года назад
Taasaan been ahayn xabiibti anigu hadaan caajiso dharkaan dhaqaa. Aniga xiftiga quraanka ayaa wahasi igasaaranyah
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Alha ku fududeeyo abayo
@xalimomoha3704
@xalimomoha3704 2 года назад
Abyooyo anigu meel aad u kulul an jooga kaaga darane sikasto an usomo biyo ma Cabo inyar oo shax ah baan shuba qalas
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Meel kulul Iyo biyo la aan waa. Dhib biyaha is bar
@umunuseyba9871
@umunuseyba9871 2 года назад
Abaayo codkaaga wuu gaaban yahay si fcn loo ma maqlo waayo mararka qaar anoo howl heysto ayaan videogaga dhageystaa markaa si fcn Uma maqli karo
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
Abayo hadan qeyliyo waxan ka baqay inad i dhibsatan bal wan so dadala
@zainabahmed3656
@zainabahmed3656 2 года назад
البيت بيتكم والبنت بنتكم
@ruumichannel
@ruumichannel 2 года назад
😘😘😘😘😘
@shanakron4815
@shanakron4815 2 года назад
Mashaa allah
Далее
Naftada U Tasho😡 Nin Haka Dacwon Malin kaste
17:26
Waliy Waxba No Dhiman Reer Hurdaye😡Runta Hadidin#
18:59
Maqal Ma jira Dumarka  Ku Nol Kenya 🇰🇪 Nayrobi
13:14
Ha |ogolan Intan Hadu Kugu Dayo Wey Ku dhamatay | 🖐
16:19
XAQUUQDA DUMAR NIMO INAN LEYHAY XAGE KU BARTAY
14:01
KALAY BARO #JADWALKA# HOWSHA GURIGA SIDA LO SAXO
14:40